Doorashada Qof iyo Cod Ma Caddayn Doontaa in Siyaasaddii “Jugjug Meeshaada Joog” ay Khaldanayd!

Shirkii Golaha Amaanka ee November 22, 2019 waxaa si buuxda looga soo dhaweyay in Soomaaliya ay diyaar u tahay doorasho qof iyo cod ah. Hase yeeshee, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM Mudane James Swan oo ka warbixiyay horumarka siyaasadeed, dhaqaale iyo amni ee Soomaaliya ku tillaabsatay tobankii sanadood ee la soo dhaafay, … Continue reading Doorashada Qof iyo Cod Ma Caddayn Doontaa in Siyaasaddii “Jugjug Meeshaada Joog” ay Khaldanayd!